Waxaan halkan idiinku haynaa Muuqaalka Khudbadii ama hadaladii uu Madaxa
Golaha Qaxootiga Ogaden (ORC) Axmedsadiq Faarax ka jeediyay Munaasabaddii Balaadhnayd lagu xusayay 15 Guuradii kasoo wareegtay Aasaaskii Warbaahinta Qorahay Media ee lagu qabtay Magaaladda Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya.
Halkan Ka booqo Linkiga:
http://www.qorahay.com/khudbadii-iyo-fariintii-amniga-qaxootiga-ee-madaxa-orc-ka-jeediay-15-guuradii-qm/