Wednesday 31 December 2014

Khudbadii Iyo Fariintii Amniga Qaxootiga ee Madaxa ORC

Waxaan halkan idiinku haynaa Muuqaalka Khudbadii ama hadaladii uu Madaxa Golaha Qaxootiga Ogaden (ORC) Axmedsadiq Faarax ka jeediyay Munaasabaddii Balaadhnayd lagu xusayay 15 Guuradii kasoo wareegtay Aasaaskii Warbaahinta Qorahay Media ee lagu qabtay Magaaladda Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya. Halkan Ka booqo Linkiga:
http://www.qorahay.com/khudbadii-iyo-fariintii-amniga-qaxootiga-ee-madaxa-orc-ka-jeediay-15-guuradii-qm/

No comments:

Post a Comment